Madaxweynaha Jubbaland oo lagu sifeeyay in uu yahay Kaligiis talis

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu sifeeyay in uu yahay hogaamiye kaligiis talis ah oo caburin iyo caga jugleyn ku haya dadka kunool Deegaanada Jubbaland. Wasiirkii hore Warfaafinta Soomaaliya Cabdullaahi Cilmooge Xersi ayaa ku tilmaamay Hogaamiyaha maamulka Jubbland in uu yahay hogaamiye kaligiis talis ah oo jecel in kaligiis wax maamulo siyaasadiisana … Continue reading Madaxweynaha Jubbaland oo lagu sifeeyay in uu yahay Kaligiis talis